Welcome to Ministry of Livestock

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa ayaa Tababar u furtay dhaqaatiir loo tababaray in tababarayaal u noqdaan xirfleyda…….

13 Sep

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa ayaa Tababar u furtay dhaqaatiir loo tababaray in tababarayaal u noqdaan xirfleyda…….

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa ayaa Tababar u furtay
dhaqaatiir loo tababaray in tababarayaal u noqdaan xirfleyda
Caafimaadka Xoolaha ee ka mid ah xoolo raacatada & xoolo dhaqatada
tababarkaasi wuxuu soconayaa muddo 6 maalmood ah, waxeyna ka kala
yimaadeen maamul Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha Maamul
Goboleedyada,urrurada dhaqaatiirta. tababarka ayaa waxaa bixinaya
khubaro isugu jira ajanabi iyo Soomaali waxaan maanta si rasmi ah u
furay Agaasima guud ee Wasaaraddaa Xannaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa
Mudane: Maxamed Cumar Nuur.

Ministry of Livestock Forestry and Range launched Today 6 days
training for TOT of Community of Animal Health Workers (CAHWS). The
participants come from Federal State Ministries of Livestock, Vet
doctors from Livestock Professional Associations and the aim of this
training to build the capacity (CAHWS). The ministry enforces to
enhance the capacity of Livestock professional in order to get
concrete disease surveillance and Reporting. The Director General of
the Ministry emphasis the commitment of ministry enhances Animal
Health, welfare, protection and development Mr. Mohamed Omar Nur
official opened the training.

Image may contain: 3 peopleImage may contain: 4 peopleImage may contain: 7 peopleImage may contain: 2 people